• PANA
  • Home
  • Events
  • News
  • Our work
  • All Rise
  • In the news
  • Videos
  • Photos
  • Community
  • Favorites
  • Search
  • materialicons-sharp-2687
    Contact Us — Donate

  • About us
  • PANA Team
  • PANA Board
  • PANA internal
    • materialicons-sharp-1894
  • © Copyright 2014 - 2025
Ogow Xuquuqdaada 📣
Waxaan doortay inaan isticmaalo xuquuqdeyda sharciga ah.

I choose to exercise my legal rights.

00:00:05

Waxaan rabaa inaan aamusnaado, mana rabo inaan su'aalahaaga ka jawaabo.

I will remain silent and I refuse to answer your questions.

00:00:05

Idinma fasaxayo inaad baadhaan aniga, alaabtayda, iyo hantidayda.

I do not consent to a search of myself my belongings or my property.

00:00:07

Waxaan rabaa inaan la hadlo qareen.

I wish to speak to an attorney.

00:00:03

Ma doonayo inaan saxiixo wax aanan kala tashan qareen la’aantii.

I refuse to sign anything without advice from an attorney,

00:00:05

Waxaan jeclaan lahaa inaan arko garsooraha socdaalka.

I wish to see an immigration judge.

00:00:04

Waxaan ka baqayaa inaan ku laabto waddankeyga hooyo.

I am afraid of returning to my home country.

00:00:05